Masjid

print gareyso ama u dir qof
kale

Waxaa walaalaha la ogeysiinayaa in laga
dhisi doono masjid magaalada Ottawa ee dalka
Canada dadka dhisi doona waxaa ka mid ah
Sheekh Maxamed Rashaad.

Masjidkaas oo la eg dhulka uu ku fadhiyo
5 Hektar oo isku wareeg ah (1 hektar=4047
Mitir) kaas oo loo sameyn doono Qeyb raga
iyo Qeyb Dumarka insha ALLAAH.

Walaalaha rag iyo dumarba waxaa laga codsanayaa
inay ka qeyb galaan Dhisidda Masjid Al-Huda
kaas oo kuu ah sadaqatu jaariyah oo kuu
soconaysa ilaa maalinta qiyaamo xataa haddii
aad dhimato waa sadaqo iska socota oo aan
istaag laheyn ilaa inta qiyaamaha laga gaarayo.

Dabcan inta awoodiina waad ku darsan kartaan
waa qof waliba awoodiisa


FuFuture design
of Masjid El-Huda

Haddii aad jeceshahay inaad ka qeyb qaadato
waxaad kala xiriiraysaa address kaan hoos
ku qoran

Ama Account si toos ah ugu soo dir Acount
numbeer ka hoos ku qoran insha ALLAAH

Wajazaakumu ALLAAHu Kheyran

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *